Qeexid

"eeg adeeg2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adeegid oo kali ah:
  • Abuu Hureyra wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo u go’ay u-adeegidda iyo la-jirka Rasuulka (scw).
  • Waxgaradka Soomaliyeed waxaa la gudboon inay ka dhiidhiyaan kana hortagaan xadgududyada soo socda sida u adeegidda dano shisheeye, awood kororsi, maamulxumo iyo xatooyo ka daran tii Guddiga Cunaqabateynta ee QM kashifay.