Qeexid

"Hadal aan qornayn oo cid loodhiibo si ay cid kale u gaarsiiso, farriin."

Qeexid Kale

Waxyaabahadaruuriga ah ee qoys maalin suuqa ugabaahanyahay.

Qeexid Xigta

Shaqa hoosaad laga qabto guryaha iyoxafiisyada oo aan u baahnayn xirfad gaar ah.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Adeeggii buu diidey”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adeeg oo kali ah:
  • Markii ay xukuumaddu ururiso dhakhliga, waxa ay ku fullin doontaa adeegyada bulshadu u baahan tahay ee muhimka ah, sida, caafimaadka, waxbarashada, biyaha, isgaarsiinta, waddooyinka iyo nabadgalyada.
  • Ganacsata qudheedu habkaasi mid la mid ah ayey adeegsataa.