Qeexid

"ld adduun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adduunyo oo kali ah:
  • Ninka caynkaasi ah waxa u wanaagsan inaanu guursan, si aanu Aakhiradiisa ugu doorsan Adduunyo waana inuu sameeyaa istiraatijiyad kale oo ku bedelo guutka.
  • Marka uu iga tagana waxaan dareemaa cidhiidhi nafsadeed iyo wahsi adduunyo oo waxba ma qaban karo, haddii aanan is hiifinba.