Qeexid

"Dhulka iyo waxa deggan; ifkalagu noolyahay; duni."

Qeexid Xigta

Hanti badan. ldadduunyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adduun oo kali ah:
  • Waxaa kaleeto la sheegay inuu waqtigaas dhacay dhulgariir adduunyada oo dhan saameeyey, sida uu Al Yacquub kitaabkiisa taarikhda ku sheegay.
  • Afrika ayaa ah halka ugu daran ee uu aafeeyay cudurka AIDS-ku, iyadoo la sheegay in laga helayo 28-malyuun oo qof oo sida jeermiska HIV, taas oo ah 30% dadka sida HIV adduunyada, taas oo ay sabab u tahay faqriga iyo dib-u-dhaca haysta Afrika.