Qeexid

"(-oommo, m.dh) Nin aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; cabiid; bidde."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga addoon oo kali ah:
  • Sidee looga hortagi karaa in uusan horseedin dhibkii iyo dhiilladii uu Nabaddoonku ka dhiidhiyay?
  • Nabaddoon Axmed Diiriye Guddiga uu hoggaaminayo ayaa waxa ay ka koobnaayeen 13-ruux wuxuuna sheegay inay casuumaad ka heleen ergayga xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya..