Qeexid

"ld adkaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adayg oo kali ah:
  • Intaas kadibna waxa uu ku biiray ciidamada qaranka ee kamandowsta oo uu ka gadhay kornayl isaga oo ahaa tababaraha saraakhiisa Mujaahid Ibrahim Jamac alleh ha u naxariistee waxa uu ahaa nin ku caan baxay geesinimo, hoogaamin iyo hal adayg.
  • Waxa kale oo ay dhalaan beenta, khiyaamada, qalbi adaygga, wax is daba marinta iyo namiimiyanimada.