Qeexid

"(-rro, m.dh) Dheri weyn."

Qeexid Kale

Geed ka mid ah dhirta aanqodax lahayn.

Qeexid Xigta

Qoolley.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adar oo kali ah:
  • Waxaa kala qaybsamay waddankii iyadoo qabiilkuna noqday waxa keliya ee qofka Soomaaliyeed uu qadariyo.
  • Qaybtii 2aad - Khadar Xasan Cali Jamhuuriya Times London Qormadani waxay qayb ka tahay qoraalladii taxanaha ahaa ee aynu ku ifttiminaynay halista sh..