Qeexid

"Libaaxa tan dheddig; gool."

Qeexid Kale

Koox libaaxyo ah.

Qeexid Xigta

Ugaarta ama dugaagga intooda laayaankaah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adan oo kali ah:
  • Duqeytii ugu cuslayd todobaadyadan ayaa shalay loo geystay suuqa Bakaaraha, waxaana dadka dhintay ay gaarayaan 25-qof oo rayid ah, sidoo kalena waxaa dhaawacmay 70-qof oo kale oo la gaarsiiyay Isbitaalada caasimada qaarkood.
  • Luul, ayaa qosol si qurux badan ay laabta uga qososhay cabaar waday kadibna ku yara nasatay ereyadan: “Oo ma dadkoo dhan ayay sidaa ku odhan jirtay, mise dad gaara.”