Qeexid

"Nafley ugaarsiga ku nool."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adami oo kali ah:
  • Masuuliyiin ka hadashay shilkan, ayaa ku tilmaamay inuu ku dhacay khalad bani’aadami, iyadoo uu wadihii diyaaraddu iska dhego mariyay digniino badan oo loo jeediyay, taas oo looga digay diyaaradda kale ee hawada ku soo jirtay.
  • Axmad Xaaji Cali Cadami oo yahay nin aan aad iyo aad macruuf u nahay oo muddo wada shaqayn jirnay Berbera iyo Xamarba waan u sheegay hadal fiican buu yiri arrintaa inuu wax ka qaban doono."