Qeexid
Dhul carro cad iyo carro madowisugu jira, geedo dhaadheer ka baxaan oobeerashada ku wanaagsan.
Dhul carro cad iyo carro madowisugu jira, geedo dhaadheer ka baxaan oobeerashada ku wanaagsan.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Suugaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qalab u gaar ah aqalSoomaaliga oo wax lagu rito sida qufadda,xashinta iwm.
Qeexid Xigta: Kolay yar oo ka samaysanharag ama mayrax oo ay haweenku wax kugurtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Askari aan derajo lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: L. ah: qof laba guri ka wada cunteeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Libaaxa tan dheddig; gool.
Qeexid Xigta: Ugaarta ama dugaagga intooda laayaankaah.
Qeexid Kale: Koox libaaxyo ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
mu.eb
Qeexid: Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi' iyo 'aa 1'.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Qeexid: Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Dheri weyn.
Qeexid Xigta: Qoolley.
Qeexid Kale: Geed ka mid ah dhirta aanqodax lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nafley ugaarsiga ku nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-eeyo, m.dh) Billaawe weyn oodhererkiisu yahay qiyaastii soddon sintimitir.ld amley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa.
Qeexid Xigta: Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
mu.eb
Qeexid: Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aan 1'.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caleen dhul-beereedka ka baxda oo inta la kariyo soorta lagu iidaamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-mayaal, m.l/dh) ld adamaddoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]