Qeexid
Jaadadka geela mid ka mid ah.
Qeexid Xigta
Kartida ishu cid wax ku yeeli karto. ldcayuun1.
Jaadadka geela mid ka mid ah.
Kartida ishu cid wax ku yeeli karto. ldcayuun1.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Geed-ubax oo dhacaankiisa lagasameeyo mukhaaddaraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
mu.eb
Qeexid: Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'uun 3'.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]