Qeexid

"(-nayaal, m.l/dh) (xis.) Urur kakooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwataban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha toganee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaatirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagutirsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abyoone oo kali ah:
  • Waxaa kale oo aan dhihi karnaa, tirada uqoran qormo saynis waa tiro leh hal god oo aan eber ahayn oo bidix ka xiga barta jajab tobanlaha, waxayna ku dhufsan tahay toban ku jibaaran abyoone togan ama abyoone taban.
  • Haddii barta jajab tobanlaha loo raro bidix, jajab tobanku wuxuu noqonayaa abyoone togan, haddii midig loo rarana jibbaarka tobanku wuxuu noqonayaa abyoone taban.