Qeexid

"Haweeney curiniyo hal-abuur suugaaneed leh."

Qeexid Xigta

A. ah:haweeney garasho, aqoon iyo waaya aragnimo dheeraad ah leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abwaanad oo kali ah:
  • Inta uu shirka uu socday waxaa iyaguna gabayo iyo buraanburo ka soo jeediyey abwaano ay ka mid ahaayeen abwaan Mataan, abwaan Cawil Saciid iyo abwaanada caanka ee reer Minnesota Caasho Cabdi.
  • Riwaayaddan oo ay sameeyeen abwaano waaweyn oo ka muuqday xafladda xalay, abwaanada oo ay ka mid ahaayeen Ismaaciil Sh.