Qeexid

"Buug ama buugagtaxane ah oo laamaha aqoonta oo dhami kuuruursanyihiin."

Qeexid Kale

A. ah: nin garasho aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah leh.4. (riw.) Qof riwaayadaha curiya.

Qeexid Xigta

Nin curin iyo hal-abuursuugaaneed leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abwaan oo kali ah:
  • Dal ma dhinto inta nay suugaantiisu nooshayahy waxaase loo yaabaa marka ay abwaannadiisu iyo qorayaashiisuba ay ka gaabsadaan xaqiiqda dalkooda ka dhaceysa.
  • Sidaa waxa yidhi, Sangub oo ka hadlaya isfaham la’aanta dhextaalla abwaanka iyo bulshada guud ahaan.