Qeexid

"ld abuurid; abuur2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abuuris oo kali ah:
  • Ugu horrayn Baanka Dhexe waa in loo dhammaystiro shurciyadii lagu maamuli lahaa hawlihiisa: xeer hoosaadyadiisa, daabacaadda lacagta, abuurista iyo ilaalinta baananka madaxa bannaan, maalgelinta, nidaaminta hay’adaha kale ee hoos yimaadda, iwm.
  • Telesom waxay noqotay muraayad laga dheehan karo in dadku wax wada-yeelam karaan, taas oo keentay inay wax weyn ku biiriso dhaqaalaha, horumarka iyo shaqo abuurista dalka.