Qeexid Kale

ld abuur1 (2),abuuris, abuuritaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abuurid oo kali ah:
  • . Abuuridda kalsoonida dadka maal-gashadayaasha ah si loo horumariyo ganacsiga xorta ah.
  • Taas ayaana keentay in Puntland cayaarto door wax ku oolla xagga abuurida Xukuumad Ku Meel Gaarka ah ayna siiso taageero markay ku go’doonsanaayeen Jawhar iyo Baydhabo.