Qeexid

"Eebbe."

Qeexid Xigta

Qofwax abuuraya ama wax beeraya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abuure oo kali ah:
  • Xaalada deegaanadaasi ayaa xiligaan ah mid aad u kacsan kadib dagaaladii halkaasi ka dhacay waxaana dagaalada kooxahaasi Cabsi iyo qalqal ku abuureen dadkii deegaankaasi.
  • Hase yeshee natiijadii dorashooyinku waxay abuureen muran iyo xurguf iyada oo labada xusbi ee UDUB iyo Kulmiye aad isugu barbar dheceen.