Qeexid

"(-rmay, -rantay; -rmi) Wax laabuuray noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abuuran oo kali ah:
  • Arrintaasi adeer ma jirto, Guurtida iyada ayaa is-xilqaantay maalintii falku dhacay ay labadii beelood kala joojiyeen, sidaas ayay ku abuurantaye mid Maamulku sameeyay may ahayn.
  • Sidoo kale kuwa ay meesha ka saarayaana waxay ku abuuran yihiin gudaha qofka iyaga oo aan firfircoonayn.