Qeexid

"(m.l.u) Miro loogu tala galay inwax lagu beero."

Qeexid Xigta

ld abuurid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abuur oo kali ah:
  • Dad badan oo kasoo jeeda Gobolka Sh/Dhexe ayaa ka carooday tallaabada qabri burburinta ay ku dhaqaaqeen kooxaha naf iyo meyd intaba dhaafeyn ee Al-Shabaab, waxaana la sheegayaa in arintani ay abuurto kacdoon hor leh oo ka bilowdo deegaanadaasi.
  • Baabuurkaan ay saarnaayeen dadka shilkaan wax ku noqday oo nuuciisu ayaa waxa uu ka mid ahaa gaadiidka qaada dadka iyo xoolaha.