Qeexid

Nafley bad ku nool ah ooleh jir qolof adag ku dahaarantahay, tobanlugood oo labada hore u egyihiin maqas oola cuno; koombe.

Qeexid Xigta

Nooc ka mid ahsigaarradii 40kii iyo 50kii Soomaaliya lagacabbi jirey oo dusha maqas kaga sawirnaa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine