Qeexid

"/dh Xumbo (siiba midda uu soo saaroaworka qooqan). ld ubur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abur oo kali ah:
  • Madaxweynaha iyo xubnahaas ayaa kulankii ay yeesheen markii hore khilaaf ka dhex aburmey kuwaas oo labo garab u kala jabey walow markii danbe isku soo dhowaadeen.
  • C/rixiim Ciise Caddow ayaa shaaca ka qaaday inay iyagu shalay qabsadeen Xerada Daynuunaay islamarkaana ay halkaasi ku dileen qaar ka tirsanaa Ciiamada Dowlada islamarkaana ay ku qabsadeen baabur dagaal oo ay Ciidamadaasi halkaasi ku hasyteen.