Qeexid

"ld abtirsasho, abtirsiinyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abtirsi oo kali ah:
  • Waa arin ugub ah, oo aan Mahamed Hirad hortii la maqal, laguna xaman, laguna nuunayn sida Soomaalidu tidhaa abtirsiinta Isaxaaq.
  • Dhinaca suugaanta iyo aqoonta Soomaalida waxa uu ururyiyay ereyada af Soomaaliga, abtirsiinyaha, taariikhdii iyo maansooyinkii xilliyadii ka horreeyay, kuwii la waaga ahaa, marxaladii gobonimo doonka iyo xilligii xorriyadda la hantayba.