Qeexid

"ld abtirsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abtirsad oo kali ah:
  • Qoyska uu Cismaan ka soo jeedaa wuxuu ku abtirsadaa Boqor Maxamuud Yuusuf (Xawaadane), oo ahaa boqorkii astaameeyay, tiginkana u aasay boqotooyadii Cismaan Maxamuud.
  • Waxay u jeensatay oo ka go’an inay ka gudubto ku dhaqanka Rooxaanta (alyacni :awooweyaasha iyo ayeeyooyinka lugu abtirsado) oo ay u gudubto nidaamka xisbiyada.