Qeexid

"War wanaagsan oo farxad leh."

Qeexid Xigta

Dariiq toosan oo kheyr lagu gaaro.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Abshirta Alle hana waafajiyo”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abshir oo kali ah:
  • Waxa soo raacay Beeshii Seyidka (Dhabac) oo ahaa darwiish madax ahaa, laakiin laga fiicnaa, Seyidkii isaga oo aan odhan, cidi ma idin wehelisaa ayuu yidhi; waar ninkii Abshir dhegay baa u qalmee ha loogu aaro.
  • Abshir Cabdi Jaamac ayaa sheegey in sarkaalkan la diley oo magaciisa la oran jirey Cabdi Shakuur Yasiin Cali dilkiisa loo adeegsadey Bastoolad.