Qeexid
Waalid, isir, ab.
Waalid, isir, ab.
magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld abasaxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoolo la qalo ama cunto kale ooloogu duceeyo qof markaa dhintay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-xmay, -xantay; -xmi) Xoolo laqalo ama cunto kale cid markaa dhimatayraacin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
Qeexid Xigta: Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (jool.) Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la saxay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la masaxay ahaansho (sabuurad, jir miis iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]