Qeexid

"Bisha afraad ee sannadkamiilaadiga ah. ld abriile."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abriil oo kali ah:
  • Ibraahim Baraawe oo bisha Abriil 23 keedii, 2007 ku Geeriyoodey magaalada Abu Dhabi ee Dalka Iimaaraadka Carabta.
  • Dooddii Jimcaha ee Idaacadda BBC qabatay 10ka Abriile 2009 kuna saabsaneyd qoraalka Is-Af-Garashada (Memorandum of Understanding) dhexmaray Dowladaha Soomaliya iyo Kenya 7dii Abriile 2009 waxay daboolka ka qaaday ku-takrifalka dhul-badeedka Soomaliya.