Qeexid

Orod degegsiinyo leh oo hadbadhan loo ordo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abraar oo kali ah:
  • Aadan Faarax Abraar oo ku geeriyooday qaraaxii ka dhacay diyaaaaradii ka soo kacday Muqdisho kuna qaraxday Balcad.
  • Aadan Faarax Abraar, iyo (50) qof oo kale alla ha u naxariistee.