Qeexid

"(-do, m.l) (baay.) Ka rujintageedka laga rujiyo meel ee la geeyo meel kale.Tus. “Ka saaridda geed dheri lagu beeray eeloo wareejiyo dhulka”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abqaad oo kali ah:
  • Shalayto fadhigiisu Puntland buu ahaa, dagaalna wuxuu kula jiray qarankeena marka aan ka tago shakhsiyadda isaga dabqaadaysa mashriq iyo maqrib.
  • Uunsiga waxaa aad loogu yaqaanaa dhaqanka Soomaaliyeed iyo kuwa carabta. uunsiga waxaa lagu shidaa Dabqaadka oo laga sameeyay dhagax qafiif ah sida burjikada.