Qeexid

"ld abad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abid oo kali ah:
  • "Beesha aan kasoo jeedo waxay xaq u lahayd inay hesho wasiir, balse waxaa xoog ku maroorsaday jagadaas Shariif Xasan, oo awood badan ku lahaa magacaabida golahan cusub ee wasiirada DF, taas ayaana keentay inaan is casilo" ayuu yiri Xil.
  • . Shacabka reer Puntland ee nabada jecel waxaan ugu baaqaynaa inay ka dhiidhiyaan taxaabida laga taxaabayo dad Soomaaliyeed Guryahooda, hadii si kale loo dhigana iyaga martida u ah.