Qeexid

Abeeso aad u weyn oo waxaraha,bakaylaha, sagaarada iwm. liqda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abguri oo kali ah:
  • Badweynta haw-hawda badan iyo mawjadaheeda cartamaya iyaga ciidda iyo camuudda ay abeesada iyo abguridu daaqaan ayaa xeebaha heegan ugu ah oo kaga hor taga, ku quwad jebiya oo quusiya, gadaal u dhirbaaxa.