Qeexid
ld abeesajilfaaley.
ld abeesajilfaaley.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Abeeso aad u weyn oobakeylaha, sagaarada iyo ugaarta yaryar liqda.ld abeesojufaaley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Berribiyood afar addin,dabo dheer iyo harag leh oo yaxaaska u eg,kana jurmi yar; masalugaley; riyanuug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Nooc halaqa ka midah, halis ah, gaabiya oo leh madax weyn,barabaro iyo neef ay isku difaacdo oo hadbaciidda ay ku nooshahay midabkeeda yeelato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur maqaarka dadka ku dhacaoo u yeela barbaro kuwa abeesada u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: A.ah: qaalin geel ama lo'aadoo waqtiigii ay rimi lahayd gaartay laakiinaan dhowr da'ood dhalin.
Qeexid Xigta: A.ah: neefdhaddig oo aad u shilis; gool. ld ameer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Aah: ilmo ku jiramarxaladdii gurguurashada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Nooc mallay badeedkala mid ah oo abeesada u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]