Qeexid

"(-ooyin, m.l) Nooc halaqa ka midah, halis ah, gaabiya oo leh madax weyn,barabaro iyo neef ay isku difaacdo oo hadbaciidda ay ku nooshahay midabkeeda yeelato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abeeso oo kali ah:
  • Mareykanka(USA) wuxuu leeyahay diimo aad ufaro badan waxaana ugu badan dadka heesto diinta Karishtaanka waxaana qaar ey heestaan diimaha kale sida Yahuuda ayaa labeeso Karishtaanka wexeyna sidoo kale heestaan Islaamka, Hinduuga iyo Buudhistaha..
  • Laakiin nasiibdarro, dhiiggii oo gobo’leynaya weli damiirlaaweyaashii gurbaankoodii qabyaaladda ayay gubta ku hayaan, waxmagaratadiina godkii abeeso ayay sidii iskugu garbinayaan oo isku gurayaan.