Qeexid

"Qiyaasta ugu dhow wax aan lahubin oo la qiyaaso. Tus. “Waxaan kusugayaa abbaaraha lix saac”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abbaare oo kali ah:
  • Xoogaggii Al-shabaab ee ku sugnaa labadii casho ee la soo dhaafay degmada Xudur ayaa waxay isaga baxeen halkaas xalay, iyagoo aan la garanayn goob ay abbaareen, waxaase la filayaa inay ku sugan yihiin meel aan ka fogeyn Xudur.
  • Maamulkii gacanta ku hayay Qansax-dheere ayaa isaga baxay halkaas, iyadoo aan la garanayn goob ay abbaareen, mana jiraan wax hadal ah oo ku saabsan qabsashada degmadaas oo kasoo baxay maamulka Gobolka Bay.