Qeexid

"Qof cid magangeliyey."

Qeexid Xigta

Qof, cid magan u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abbaan oo kali ah:
  • Si aan u wiiqno cadowga Soomaaliyeed ama "Abbaanka" u adeega, waa inaynu si wada jir ah u taageernaa Raisal Wasaaraha KMG maadama uu ka mid yahay, wasiiradii xulka ahaa.
  • Waxaa xiiso gaar ah leh in shaqsiga abbaanduuliyaha ka ah dhagartaan ee isku dubbarididdeeda u xilsaarani uu yahay Ahmed Oloude Abdalla oo ah ninka maanta laga sugayo in uu Soomaaliya gaarsiiyo nabad iyo horumar.