Qeexid

"Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abad oo kali ah:
  • Waxaa jiray oo kale heshiis hore oo Itoobiya iyo Ingiriiska ay isla-gaareen sanadkii 1894-kii, kaas oo ku saabsnaa xuduudda waqooyi ee u dhexeysa dhulka ay labada dowladood kala maamulayaan (Ogaadeenya iyo waqooyiga Soomaaliya).
  • -Kuwa qabyaalad iyo ku xumayn ummad kale ama reer kale ku taageeray (maal iyo ficilba), ka aamusay iyagoo wax qabadn karo ama lagu dhex dulimiyey dad laga awood roon yahay oo aan wax ka qaban iyagoo og dal iyo debedba.