Qeexid

"Ubad xoolaad daaqbarid."

Qeexid Xigta

Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqaniwm barid. ld abaabi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ababi oo kali ah:
  • Cali dheere, wuxuu sheegay inaysan jirin saraakiil iyo ciidamo ka goostay, isagoo hadalkas ku tilmamay mid lagu marin hababinayo shacabka Somaliyed lagana tusayo xoogagooda daaqad aan wanaagsanayn.
  • "Isbahaysiga ARS-Jabuuti, sababihii ugu waaweynaa ee uu heshiiska u galay waxay ahayd in dadka Soomaaliyeed aan badbaadino; dalkana aan si nabad ah kaga saaro ciidamada Ethiopia, cidii doonaysa waa inay nagu soo biirto" ayuu mar kale yiri Sheekh Shariif.