Qeexid

"(-ro, m.l) Dhibaato ballaaran ooroob la'aani keentay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaar oo kali ah:
  • Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo ayaa dhawaan ka codsaday hay'adaha gargaarka inay deeq lasoo gaaraan dadka gobolkaas oo ay dhibaatooyin gaarsiiyeen abaaro ka dhashay baaqashada xili roobeedkii 2008.
  • Madaxweynaha ayaa ku amray saraakiisha boliska in ay cadaalada hor ’keenaan qof kasta oo musuq’maasuqa gar’gaarka bino’aadnimo ee loogu tala galay dadka ay abaaruhu saameeyeen.