Qeexid

"Qof u abaalgudid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaalmari oo kali ah:
  • Xabsiga Baladweyne ayaa waxaa weli ku jira maxaabiis la sheegay inay galeen dambiyo culus, kuwaasoo maamulku uu sheegay inay maxkamad horgeyn doonaan si looga abaalmariyo dambiyadii ay galeen, balse lama sheegin nooca dambiyada.
  • Qaar kamid ah Dadkii Abaalmarinada helay ayaa Saxaafada u sheegay in ay in ay aad ugu farxeen Abaalmarinada la siiyay..