Qeexid

"(-iyaal, m.l/dh) A.ah: haan duugah oo biyaha sii daysa; boos."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaali oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Maxamed Axmed Dhaga Weyne ayaa ugu baaqay odayaasha iyo ganacsatada in ay maamulkiisa la shaqeeyaan, isla markaana ka qeyb qaataan sidii Gbalka nabad gelyo loogu soo dabaali lahaa.
  • • Waxaan ku soo dabaali doonaa gayiga Somaliya nabadgelyo buuxda iyadoo aan ku dhaqmi doono shareecada islaamka.