Qeexid

"(f.g) Baadigoobisteed raajin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ku a.: wax xaaladgaar ah ku raajin. ld abaadsii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaadi oo kali ah:
  • . Xaqa kor ku xusan laguma doodi karo haddii cadaadisku yahay mid dhab ahaan ka dhashay dembi aan siyaaso la xiriirin ama falal ka soo horjeeda ulajeedooyinka iyo mabaadiida Qaramada Midoobay.
  • Waan hubaa in hooyadda ka safarta Hargeysa ay amankaag qaadayso markey Xamar tagto, halka aanay wax isbedel ah dareenteen Cadan gaar ahaan xiligii aan mabaadiida shuucigu soo gelin.