Qeexid

"Wax laabaabulay ahaansho (hawl)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaabulan oo kali ah:
  • Muddo laba sannadood keliya laga joogo, waxay ahaayeen mindiyo af badan, laakiin hadda Oliseh iyo Finidi waxa ka hor timi colaad abaabulan iyo cadho badan oo ay u hayaan taageerayaasha kooxdu.
  • Cayaaraha abaabulan waxaa ka mid ah kuwo ay ku loolamaan dhalinta afarta xaafadood ee magaalada Baardheere ka koobtanahay.