Qeexid

ld Abaabid; ababid. ld ababis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaabis oo kali ah:
  • Ka been-sheegidda xaaladda iyo dareenka dadka iyo dalka waxay marin habaabisay xalka Soomaliya.
  • Hadaba arintaas intaanan ka jawaabin waxaan u soo jeedin lahaa guud ahaan bahda saxaafadda in si gaar ah loo ilaaliyo sumcadda ay saxaafaddu ku leedahay bulshada dhexdeeda oo aan laga dhigin aalad wax majara habaabisa ama xaqiiqda si kale u dhigta.