Qeexid

"ab'orijinis m.l.u (-syo, m.dh) Dadka asalahaan u deggan amase degganaan jiraygobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaadadkii Ustraliya degganaan jiray intii aancaddaanku tegin; ab'ogaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ab oo kali ah:
  • Wuxuu sheegay in xukuumada Somaliland mar horeba go’aamisay inay daboolka ka qaado la dagaalanka cudurkaas, kaalinta ugu horreysana ka gasho sidii looga hortegi lahaa.
  • Cabdillaahi Jaamac, ayaa isaguna sheegay in beeshiisy ku tashatay in si nabadgelyo ah ku dhammaato arrintaasi oo aanay dib u dhicin wax dhibaato keena, isagoo dawladanna ugu baaqay inay kala shaqayso sidii loo xallin lahaa wixii khilaaf ah ee jira.