Qeexid

"(-nno, m.dh) Xaalad xumaan amasamaan leh oo ay cidi ku dambeyso;ciribdambeed. ld aayo1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aayatiin oo kali ah:
  • Sharax dheer uma baahna in dowladda Itoobiya ay ka go’an tahay inaysan dadka Soomaaliyeed u oggolaan nolol iyo aayatiin wanaagsan.
  • Tababbarka guriga iyo deegaanka ardaygu ku barbaaro waxay reebaan dhumuc weyn oo aayatiin leh, waxay dhisaan mustaqbalka ardayeed ama ay la'aantood meesha ka saartaa dhoyga iyo dhaayaha waxbarasho oo ardaygu isu beddelaa mid habowsan oo aan rajo lahayn.