Qeexid

"Si deggan oo miyir leh. ld aadyar, aadyar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aayar oo kali ah:
  • Jawaab, Maayar Uurcadde: Horta ta waddooyinka la dhisto annagu maanu arag waddooyin dawladda hoose u oggolaatay in la dhisto, haddii arrintaasi jirto oo aad ogtihiin fartaad ku fiiqi kartaan, waxna waa laga qaban karaa.
  • Dabadeedna, markuu arkay in aanay Islaantu ku waafaqsanayn in xilligan ciyaalka loo xiiro, macquulna aanay ahayn ayuu aayar dhaqaaqay, una tallaabsaday dukaan yar oo in cabaara u jira.