Qeexid

"Akhriska amaqoridda quraanka inta u dhexeysa labajoogsi."

Qeexid Xigta

Wax aan hore loo arki jirin oo yaableh; mucjiso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aayad oo kali ah:
  • Sidoo kale, Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa maanta sheegay inaan la ogolaan doonin gawaarida muraayadaha madoow in lagu dhex wato gudaha magaalada Muqdisho.
  • Heblaayo iyo heblaayadii kale ee ay saaxiibada ahaayeenba waa tii xagaagii hore la dhoofiyey.