Qeexid

"Erey aan keligii istaagin in qodoblahaansho lagu daro mooyee, sida: -diis, - deed, -dood iwm oo macnahiisu yahay qofama wax dartood. Tus. “Cali, Caasha"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aawo oo kali ah:
  • Ninka dhakhtarka joogaa dadka wuu qalaa; haddii uu qof maqas ku illaawo dee wuu ku illooway uun.
  • Ciidamada Al-shabaab ayaa galay dhismayaasha ay dawooyinka ugu keysnaayeen haya'dda IMC todobaadkan, iyagoo kasoo saaray dawooyinka maanta la gubay oo isugu jiray qaybaha kala duwan ee daawooyinka.