Qeexid

"eeg aawi. ld aawis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aawin oo kali ah:
  • Dhinaca kale deegaanka Buulo Gaduud ayaa dhawaan gaadiid mucaawino u siday gobolada Juboyinka ay maliishiyooyin hubeysani dhowr maalmood ku xayireen deegankaasi kuwaasoo iyana codsaday in la siiyo lacagaha sharci darada ah ee loo yaqaan leejada.
  • Luul oo aad moodo in qalbigeedu uu ku maqan yahay eegmo aan u-kas ahayn oo dhinaca Najiib ah, ayaa ku soo gebogebaysay jawaabaheeda qalbiyo is raba mataanayntood taas adigaa iga caawin doona jawaabteeda.