Qeexid

ld aaway.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aawaye oo kali ah:
  • Dad fara badan oo ah kuwa dan yarta ah ayaa waxay ku cataawayeen in aysan iibsan karin raashinka kala duwan, bacdamaa uu sare uga kacay qiimihii awal lagu iibsan karin.
  • Hadal iyo dhamaan Axmed Saleebaan Bidde, waxaan ku tilmaami karaa Abwaan ay ilaaween dhamaanba shacabka Somaliyeed kuwaas oo uu mudo dheer ku haasaawayey kuna hadaaqayey suugaanta uu tiray Axmed.