Qeexid

"Erey weyddiimeed, oo sida falka,mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.:awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay“xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye,away, awday."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aaway oo kali ah:
  • Bankiga Somaliland Waxa la'aasaasay sanadii 1994 waana waxa uu laamo kuleeyhay dhamaan magaalooyinka waawayn ee wadanka sida.
  • Dhaqaalaha ayay sheegeen in ayana saami (shares) aysan ku lahayn shirkadaha waawayn sida kuwa Teleefoonada iyo Xawaladaha taas oo keentay in Haweenku ay ka dhaqaale yar yihiin raga waxayna codsadeen in loo sameeyo dhaqaale abuuris (Incame Generation).